DAAWO:-XISBIGA WADANI OO SI ADAG U CAMBAAREYEY XADHIGA QAFAALASHADA AH EE LOOGEYSTAY GUDOOMIYIHII URURKA NOW EE GOBOLKA SAAXIL MARWO SAADO JAMAC ADEN

0
269

Berbera (Ceelgardinews.com) Gudoomiyaha Xisbiga Wadani ee Gobolka Saaxil Cali Axmed Kooshin ayaa Si Adag u Cambaareeyey Xadhiga Qafaalashada ah ee loogaystay Gudoomiyihii Ururka Haweenka Now ee Gobolka Saaxil Marwo Saado Jaamac Aden, oo habeenkii xaley ahaa Ciidamada RRU ay ka Soo qafasheen Guriga ay ka Degan tahay Magaalada Berbera,

xadhigs