Daawo;Guddomiyaha Golaha DHexe Xisbiga Mucaaridka Wadani Oo Sheegay Nin Hore U Sheegay Inuu Guddomiye Cirro Kula Tartami Doono Musharaxnimada Madaxwayne Xisbiga Ku Tilmaamay

0
294

Hargaysa (Ceelagrdinews.com) Guddomiyaha Golaha DHexe Xisbiga Mucaaridka Wadani Oo Sheegay Nin Hore U Sheegay Inuu Guddomiye Cirro Kula Tartami Doono Musharaxnimada Madaxwayne Xisbiga Ku Tilmaamay inaan ninkaasi ka tirasanayn xisbiga wadani arinta waxay noqonaysaa arin aan hore loo arag lamana garan karo halka ay jaan iyo cidhib dhigi doonto