Deg Deg :- Doorashadii Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Oo Lagu Kala Calaf Qaadey , Yaa Ku Guuleystay Iyo Codadka Ay Musharixiintu Kala Heleen

0
292

Moqdisho ( Ceelgardinews.com ):- Waxaa saaka magaalada Moqdisho ee xarunta dalka Somaliya ka bilaabmatey doorashada gudoomiyaha baarlamaanka dalkaas Doorashadaasi ayaa waxaa goor dhawayd dhamaatey tirinta cododka xildhibaanada baarlamaanka waxana ku tartamayey Guddoomiyaha baarlamaanka ilaa afar musharax .

Natiijada oon si horudhac ay shabakada Ilaysnews.com u heshay waxa ay sheegayaan inwareegii hore ee Doorashada uu ku guuleestay Xildhibaan Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari gudoomiyihii hore ee baarlamaanka dalkaasi oo helay codad gaadhaya 141- halka musharax ku soo xigay uu ahaa Xildhibaan Xidig uu helay 97 cod.

Waxaa Codadka loo kala helay sidan

 

1- Prof. Max’ed Cismaan Jawaari 141-Cod

2- C/rashiid Max’ed Xidig 97-cod

3- C/fitaax Max’ed Ibraahim (Geesey) 17-cod

4-Idiris Aadan Dhakhtar 2-cod