Hargeysa ( Ceelgardinews.com ):-Fadhigii ay saaka yeesheen xildhibaanada golaha guurtida Somaliland waxaa ay xildhibaanad Muddo Kordhin u Sameyeen Xukuumada Madaxweyne Siilanyo .
Xildhibaanada Ayaa U Codeeyey In Ay Doorashada madaxtooyadu qabsoonto 13.12.2017 isla markaana golaha wakiilada iyo deeganaduna ay qabsoonan bisha afraad ee sanadka 2019 , halka ay iyaguna isku kordhiyeen mudo xileed ka badan labadaaba oo gaadhysa 3 sano.