Golaha Guurtida Oo Saaka Muddo Kordhin U Sameyn Doona Xukuumada Siilanyo Iyo Cabsi Laga Qabo.

0
273
OLYMPUS DIGITAL CAMERA

Hargeysa ( Ceelgardinews.com ):- Fadhiga saaka ay yeelan doonan xildhibaanada golaha guurtida Somaliland ayaa waxaa la flaya in ay muddo kordhin u sameeyaan xukuumada madaxweyne Siilanyo mar labaad .

Gudoomiyaha golahaas ayaa waxaa uu maalintii sabatidii guddi ka kooban 21 xubnood ah u saaray sidii ay uga soo talo bixin lahayeen mudada ay noqon doonto muddo kordhinta xukuumadu kuwaas oo maanta golaha hor keeni doona war bixintooda isla markaana la filaayo in cod gacan taag ah loo qaado Sidoo kale waxaa ay xisbiyada iyo daneeyayaasha doorashooyinku ay ka cabsi qabaan in golahani uu ka badiyo muddo kordhinta ay sameynaan mudadii ay ku heshiiyeen xisbiyada , xukuumada iyo gudida doorashooyinku .

 

Wixii ka soo Kordha kala Soco Ceelgardinews.com