Deg-Deg : – Golaha Guurtida Somaliland Oo Hada Muddo Kordhin U Sameeyey Xukuumada Siilanyo + Wakhtiga Laga Dhigay Doorashooyinka

0
310

Hargeysa ( Ceelgardinews.com ):-Fadhigii ay saaka yeesheen xildhibaanada golaha guurtida Somaliland waxaa ay xildhibaanad Muddo Kordhin u Sameyeen Xukuumada Madaxweyne Siilanyo .

Xildhibaanada Ayaa U Codeeyey In Ay Doorashada madaxtooyadu  qabsoonto 13.12.2017 isla markaana golaha wakiilada iyo deeganaduna ay qabsoonan bisha afraad ee sanadka 2019 , halka ay iyaguna isku kordhiyeen mudo xileed ka badan labadaaba oo gaadhysa 3 sano.