Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay ka hortagtay hub culus oo la doonayay in dalka la soo galiyo

0
358
 Qoraal ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ay ka war heshay islamarkaana ka hortagtay hub culus oo la doonayay in la soo galiyo dalka.
whatsapp sharing button
email sharing button

 

 

 

Hubkan ayeey sheegtay in ay iska kaashadeen hay’addo Ajnabi ah, wadamo shisheeye iyo dad Soomaali ah oo doonayay in ay soo galiyaan dalka.

Hoos ka akhriso qoraalka ka soo baxay dowladda

Cabdiraxmaan Diini, Hiiraan Online

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here