War Deg Deg .Guddomiyaha Garabka Dhalinyarada Heer Qaran Ee Xisbiga Mucaaridka Wadani Oo Warbaahinta U Xaqiijiyay In Suxufi Ka Tirsan Waaxda Warfaafinta Xisbiga Wadani Ay DHaawac Soo Gaadhsiyeen Koox U Soo Abaabulay Guddomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi

0
348

Hargaysa (Ceelgardinews.com) Fiidkii caawa waxa weerar abaabulan lagusoo qaaday wariye ka tirsan waaxda warfaafinta ee Xisbiga WADDANI, waxaana laga jabiyay gacanta Midig, Khadar Cabdi Xasan waxa soo weeraray afar dhallinyara isaga oo maraaya Dhakhtarka weyn ee Hargaysa dhiniciisa danbe.

Dhallinyarada gaadhsiiyay dhaawaca weriyaha muu a14233018_1156096321116585_8166884443547676821_n

qoonsan wejiyadooda balse waxay ku tiraabayeen weedho ay ka mid ahaayeen ” ninka dila waa yarka Muuse Biixi iyo Xisbiga Kulmiye looga taag waayee” khasaare waxa soo gaadhay jabniin iyo burbur soo gaadhay gaadhigii uu watay.

Dhaqannada sidaasi waxay muujinayaan caddaawad aan loo baahnayn in lagu horjoogsado xorriyadda qofka, dhacdooyinka noocana hatigaada iyo dagaalka lagu hayo warbiihintu waa mid sii kordhaaya.

Is-diidsiinta dhaliilaha iyo qoraalka baylaha jiraa soo bandhigayaa waxay dhimbiil ku yihiin xukuumadda iyo Xisbiga Kulmiye.

waxaanu ugu ducaynaynaa in Alle u malmaliyo dhaawaca oo midigta ay ka jabsheen maangaabka la adeegsaday Eebbe u bogsiiyo