Gudoomiyaha Degmada Balidhiig Oo Ku Fashilmay Hananka Shaqo Ee Degmada W/Q: Maxmed Axmed Galaydh

0
347

Burco (Ceelgardinews.com) Marka Hore Waxa Aan Salamayaa Dhamaan Akhristayasha Kale Duwan Ee Ku Sugan Dalka Iyo Dibadiisa Waxa Aan Jaclaaday Oo Maanta Igi Kalifay Inaan Qaato Qaalinka Oo Aan Wax Ka Qoro Degmada Balidhiig Oo Ka Mida Degmooyinka Ay Xukunto Gobolka Togdheer Ah Magaalo Uu Maro Xadka Udhaxaya Somaliland Iyo Ethopia

 

Hadaba Waxa Xasuus Mudan In La Magacabay Gudoomiyaha Degmada Balidhiig Fu,Aad Gacan Oo Ka Mid Ahaa Dadka Muqayilinta Ee Ku Sugan Magalada Burco Ee Kasoo Jeeda Deegaanka Se Waxa Aan Layabay Xukumada Iska Magacawday Ee Aan Ka Firsan Waxa Aan Donayaa Inaan Wax Ka Taabto Mudadii Uu Qabtay Maxa Ku Soo Kordhay Degmada Se Max Aka Dhacay

 

Waxa Xaqiiq Ah In Khlaaf Xoogan Soo Kale Dhexgalay Madaxda Degamadaasi Ee Uu Ugu Tagay Degmada Se Waxa Kale Oo Cadayd In Gaadhi Ay Leedahay Degmada Uu Ku Qaaday Qaad Oo Ka Dhigtay Mid Uu Si Gaara Ugu Ganacsado Gadiidki Dhana Ee Degmada Oo Umada Somailand Ku Noqotay Fajac Iyo Amakaak Waxa Iyaduuna Ka Dhacday Degmada Baldhiig Dagaal Dhexmaray Ciidanka Police Ee Somaliland Eek U Sugan Degmadaas Iyo Cidanka New Police Ee Dawlad Degaanka Ethopia Ee Halakaas Ku Sugan Taasi Waxa Ay Ku Dhalatay Maamul Xumada Soo Foodsaartay Degmadaasi

 

Hadaba Degmo Muhiim Ku Ah Qaranka Somalailand Oo Aan Laga Hubsanayn Xilka Gudoomiyenimo Ee Degmadaasi Oo La Iskaga Soo Magacabayo Cida Iska Doonata Taasina Waa Ta Keentay In Durba Cabasho Xoogan Ka Timaado Shacabka Degaankaasi Oo Ay Ku Noqoto 2009 Ee Lasoo Dhaafay Markaa Waxa Laga Warsugayaa Xukumada Inay Sida Ugu Dhakhsaha Badan Wax Ka Qabato

 

Lasocda Qorooyin Fara Badan Oo Ku Aadan Degmada Balidhiig Iyo Hogaankeeda Lasoo Egmaday

 

W/Q: Maxmed Axmed Galydh

galaydh149@gmail.com

Burco/Office