Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Ahmed Cabdi Muuse Ayaa Xafiiskiisa Kulan Kula Qaatay

0
38

Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Ahmed Cabdi Muuse Ayaa Xafiiskiisa Kulan Kula Qaatay Dhamaanba Masuuliyiinta Laamaha Dawladda Ee Heer Gobol’ Waxaana Kulankaasi Diiradda Lagu saaray Dar-dargelinta Shaqada Qaranka,Xoojinta Nabadgelyadda,Diyaar Garowga Xuska Munaasibadda 18 Ka May”

Sidoo Kale Waxa Kulankaas La isla Qaatay Sidii Taakulo Buuxda Laysula Barbar Taagi Lahaa Aasiya Cabdirisaaq Daahir Oo Ah Gabadh 17 Jir Ah Oo Reer Ceerigaabo Ah Oo Labada Kelyood Fadhiisteen’”Waxaana Kulankaasi Lagu Magacaabay Guddi Ka Kooban Toddoba Xubnood Oo Loo xilsaaray ururinta Qaadhaanka Taakulada Gabadhaasi Ee Dhinaca Dawladda”

Ugu Dambayn Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Ayaa Xafiiskiisa ku Qaabilay Dr Mustafe Duulane Oo Kasoo Laabtay Dalka Hindiya Oo Ugu Maqnaa Xanuun Ka Haleelay Laba Kelyood”

Dr Mustafe Waxa Si Weyn Uagarab istaagay Markii Xanuunku Haleelay Bulshada Reer Sanaag oo Badhasaabku Hormuud U Ahaa”maanta waa Caafimaad Qabaa ilaahay Mahadii”

Dr Mustafe ayaa Sheegay inuu Diyaar Uyahay inuu Ka Qayb Qaato Taakulaynta Aasiya Cabdirisaaq Salaad