Maxkamadda gobolka Sool ee fadhigeedu yahay Laascaanood ayaa maanta xukun d

0
30

Maxkamadda gobolka Sool ee fadhigeedu yahay Laascaanood ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay Mowliid Maxamed Jaamac ah oo 24-kii bishii hore Laascaanood ku dilay marxuum Maxamuud Cali Muuse oo ka mid ahaa saraakiisha ciidanka SSC Khaatumo.

Maxkamadda ayaa labo maalin ka hor Mowliid ku riday xukun dil ah, waxaana maanta Isniin ah laga oofiyay xadkii qisaasta marxuum Maxamed Cali Muuse.