Gudoomiyiha Wasarada Waxbarashada Gobolka Saxiil Oo Ku Fashilmay Shaqada Wasaradaasi

0
322

Gudoomiyaha Wasaarada waxbarashada G.saaxil Ibraahim digaale waa shaqsiyaadka loo doortaay inuu horumariyo waxarashada gobolka hasayeeshee wuu ka gaabsaday shaqadaa loo magacaabay ama masuuliyad looga dhigay waxabarashadii g.saaxil oo ka sii liidata hada sidii markii hore aheed intaanu ibraahim digaale qabsan wasarada waxbarashada taas oo dadku cadayn uga dhiga nayaan in ardayda ka mudaharaadaysa waxbarasha la,aantu ku badan yihiin g.saaxil kagana badan yihiin gobolada kale

Dhalinyaro ku midow day magaca caqli-caqli kaab oo dhalasho ahaan ka soo jeeda g.saaxil hadana dhigta jamacadaCamuud university Borama oo dugsiyadoodee hoose dhexe iyo sare ku soo qaatay Magaladan berbera ayaa bilhii ina soo dhafay ee ay fasax yada ki jireen caawimo u fidiyay ardayda walalhood ee hada wax ka dhigta G. saaxil kuwaas oo la fajacay dayactirka ka muuqda dhamaan iskuulada gobolka Gudoomiyiihan iskaga gaabsada waxay sameeyeyn mashruuc ay u bixiyeen

‘‘ Iibi kursi ama u same kursi Walalaka Dugsiga hoose’’

Way u suurto gali wayday dhalinyaradaa isxilqantay ee aragtay dayactirka xooga badan ee ka muuqda kana baqay tii yaga gobolka ka qabsatay inaanay walalahoodna ka qabsan sababta oo ah waxa ka hor istaagay gudoomiyah waxbarashad gobolka saaxil ibraahim digaale

Dayactirka iskuulada waxa hada ka shaqeeya Gudoomiyaha Gobolka saaxil Jaamac yuusuf ahmed oo isagu ah Gudoomiyaha Gobolka marka la eegana anay shaqadiisii ahayn dayactirka iskuuladu ee ay tahay shaqadii ibraahim digaale wuuna ka gaabsaday

Saacado kadib halkan ka daawo video kawarbixinaya xaalada waxbarasho ee gobolka Saaxil