Hambalyo Hambalyo Hambalyo Meher wacan Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax.

0
943

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Meher wacan Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax.

meherka mowliida

Boqorka Mowliid Farax Muuse Iyo Boqorada Farxiye Qaasim Sh.Yusuf(Xamda) oo meherkoodu ka dhacay Magaala Madaxda Gobolka Saaxil  Berbera

  1. Muuse Jaamac Maxamed iyo Xaskiisa
  2. Cabdiraxman Maxamed Yusuf (IIdle) iyo Caruurtiisa
  3. Axmed Siciid Maxamed
  4. Cali Axmed Kooshin iyo Xaaskiisa
  5. Mire Cali Xasan
  6. Sidiiq Xasan Guleed
  7. Aadan Yusuf (Aadan Dheere)
  8. Cabdilaahi Saalax Nuux

Dhaaman dadkaas Kor Ku Xusan  oo Ku Nool Magaalada Berbera Waxay Hanbalyo iyo Bodaadin u Dirayaan  Mowliid Farax Muuse Iyo Boqoda Farxiye Qaasim Sh.Yusuf(Xamda) oo Maanta oo bishu ahayd 21/04/2016 Uu Meherkoodu Ka Dhacay Caasimada Somalialnd  Ee Hargaisa Gaar Ahaan Hotel Ambasador Hotel.

meherka mowliida
Waxayna leeyihiin:- BARAKA LAAHU LAKA WA BARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMA BILKHAYR. AMIIN…AAMIIN… AAMIIN.Noqda Kuwii isku Raaga Ubad-khayr Qabana kala Hela Aamiin Aamiin Aamiin.

 

 

Aamiin          Aamiin   Aamiin   Aamiin   Aamiin   Aamiin aamiin  Aamiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here