SALAAD CALI JEELLE OO ISKU SIFEEYEY LAANDHEERAHA KOOWAAD EE JUFADIISA, KHUDBAD JAANTA LA WADHAYNA KA JEEDIYEY MUQDISHO

0
289
  • Musuqmaasuqu Bani Aadamka ayuu ka bilaabmaa, Tusaalle ahaanna Caddaalad-darrada Waagan {Xilligan} inna soo wajahaysa ee Mustaqbalka innagu soo socota waxaa ka mid ah
  • “NGO-yadu dadka laga tirada badan yahay ayaa ay gacan siiyaan [laakiin] Horta Ogaada
  • sideedaba Mashruuc hadduu yimaado laguma kala laandheeraysana. Haddiise aad Gaalada u tagto waxa ku leedahay Qof Qaxoonti Is Qoraya oo ABGAAL baan ahay Odhanayaa ma jiro, [Aniguna] Haddii Aan Maanta Baxo oo Aan Idhaahdo Qaxoonti Baan [Qurbaha Ka] Rabaa, ma Jiro Cid I Siinaysaa, WAayo…