Jaamacadda Culuunta Badda iyo Kalluumaysiga ee Berbera (Berbera Maritime and Fisheries Academy

0
167

OGAYSIIS MUHIIM AH
+++++++++++++++++++
Jaamacadda Culuunta Badda iyo Kalluumaysiga ee Berbera (Berbera Maritime and Fisheries Academy) waxa ay ogaysiinaysaa dhamaan ardayda jecel waxbarashadda in Admission-ka Jaamacaddu furmi doono maalinta sabtida ah ee September 18, 2021.
Faculty-da la qaadanaayo waxa ay kala yihiin:-
1. Marine Engineering
2. Nautical Science
3. Fisheries
4. Port and Shipping Management

Fadlan mudada diwaan-gelintu way gaaban tahay ee hore u gaadh.
Wixii faahfaahin ah fadlan booqo xarunta Jaamacadda oo ku taala afaafka hore ee Dekedda Weyn ee Berbera.

Mahadsanid.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here