Shir gudonka golaha wakiilada iyo mulkiyasha macdarada kulmay

0
202

 

Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland Cabdirisaq Khaliif Axmed oo ay weheliyaan qaar kamida xildhibaanada golaha wakiilada ayaa la kulmay qaar kamid ah gudoomiyeyaasha MACDARADA baabuurta iibiya ee magaalada hargeisa.

Xubnahan ka socday macdarada hargeisa ayaa shir-gudoonka wakiilada u gudbiyey dacwad ka dhan ah hayada camiska qaranka oo ay sheegeen in ay cashuuro dheeraad ah dul dhigeen.

Labada dhinac ayaa isku afgartay in arinta muranka badan dhalisay si guud loo dhameeyo, isla markaana sharciga lagu soo dabaalo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here