Kor U Tiri Xadhiga Dhalinayaradii Ururka Muwaafaqo Ka Soo Jeeday Gobolka Saaxil Oo Galay Maalintii 11Aad

0
351

Hargaysa (Ceelgardinews.com) Kor U Tiri Xadhiga Dhalinayaradii Ururka Muwaafaqo Ka Soo Jeeday Gobolka Saaxil Oo Galay Maalintii 10 Aad .dhalinyaradan ka soo jeeda gobolka saaxil ayaa xadhigoodu ka dhashay falaqayn ay ku sameeyen heshiiska xukumada somaliland la gashay shirkada D.P World ee ku wareejinayso dekeda berebra

Arinta Falaqaynta ayaa waxa si xooga uga codaaday masuuliyinta aqalka madaxtooyada iyo kaadirinta heshiiska dabada ka riixay .Maalintii 11 aad iygoo tiri saddex jeer laga soo celiyay maxkmada oo taliyaha saldhiga dhexe mar walba ku adkaysanayo inuu danbi u soo sameeyo

dhalinyarada heshiiska falaqaysay waxay ka soo kala jeeden gobolada somaliland oo dhan balse waxa xadhiga lala bal tilmaameedsaday intii ka soo jeeday gobolka saaxil lamana garanayo sababta rasmiga ah ee ka danbaysa indhalinyarada saaxil oo kaliya la baltilmeedsado 13413751_905979449531390_7961280375103945359_n

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here