Kulanka Hay’adda Aagga Cashuuraha Ka Caagan oo Lagaga hadlay Horumarinta Shaqada

0
46
Kulanka Hay’adda Aagga Cashuuraha Ka Caagan oo Lagaga hadlay Horumarinta Shaqada
Maanta ayaa xafiiska Hay’adda Aagga Ganacsiga Cashuuraha ka Caagan ee Hargeysa lagu qabtay kulan u dhexeeyay maareeyeyaasha hay’adda iyo Guddida Agaasinka Hay’adaha Dekedaha iyo Aagga Cashuuraha Ka Caagan ee Somaliland, oo uu hoggaaminayay Guddoomiyuhu.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray qiimaynta halka ay marayaan hawlaha hay’adda iyo dardargelinta horumarka shaqo ee socda.