Maamulka habacsani isaga ayaa matkhaati isugu filan intaan cidkaleba la gaadhin!!

0
461

Maamulka habacsani isaga ayaa matkhaati isugu filan intaan cidkaleba la gaadhin!!

Waxaynu la wada soconay ay xukumadda uu hogaamiye Madaxwayne Biixi ay todobaadkii hore tiraba laba jeer ka hadashay virus ka faafa ee karoona ilaa hadana iyada oo aan wax ficil iyo dhaqdhaqaaqa toona aanay kasamayn wacyi gelinta shacabka ay masuulka ka tahay ayay markii 3aad ay xukumaddii tidhi waxaanu ciidan u diri doonaa merfshayada lagu qayilo” miyaanay ka haboonayn hadii aanay awood u haynin inay jaadka joojiyaan in ay dadka ka ganacsatada jaadka ee dalka soo geliya intay la shiraan ay ku yidhaahdaan” waar duunyo waa la helaaye dad lama helee bal intay ay xaaladan adag ee aduunka soo food saartay intay si uun noqonayso raasamaalkiinii hore cunoo dadkiina u tudha oo intaa iska daaya keenista qaadka maadaaba ay halista xanuunkaasi soogaadhay dalka aynu jaarka nahay ee qaadku inooga yimaado ileen hadii uu xanuunkani inasoo galo qaadle iyo muqayil toona ma yaqaanee nafihiina iyo nafaha dadkiinaba u tudha oo- waxa lagama maarmaan ah marka aad umadd masuuliyadooda hayso ee ay xaaladi timaado inaad bulshadaada dib ugu noqoto aad iyaga la kaashato xalinta xaaladaa adiga oo dareensiinaya doorka uu ku leeyahay danaha dadkiisa iyo dalkiisa sidaa daraadeedna iyaga qudhooda aad taabsiiso halista soo gaadhi karta kow iyo koox kolba intaad la hadlayso waxaan kusoo koobi lahaa inta aanad dadkaaga cudud iyo ciidamo kula hadlin ee aanay cadaw ku moodin waxaa ka haboon inaad cadawgooda u sheegto. adiga oo raacaya amaamiirta masuuliyada aad hayso!!!

Waxa qoray sacad balaki

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here