Maamulka IYo Macalimiinta Maxadka Hira Ee Magaalada Berbera Waxay Tacsi U Dirayaan Qoysaskii Ay Ka Baxeen Ardaydii Badu Liqday

0
359
Berbera (Ceelgardinews.com) Hadaanu Maamulka & macalimiinta wax kadhiga machadka  ee Hira Waxaan Tacsi U Diraynaa  GEERIDII KU timi Ardaydii ku dhimatay Bada WAXAANU ILAAHAY UGA BARYEYNAA INUUU NAXARIISTII JANO ka waraabiyo SAMIR IYO Imaana Ka siiyo dhamaaan Bulshadii AY KA BAXEEN Macalimiin Arday Waalidiin iyo dhamaan bulshada reer SOOMAALI LAND waalidiintoodiina ugu Bedelo kuwo ka Khayr badan