Madaxdii Kastamka Berbera oo Xilalkii laga Qaaday iyo Aargoosigii Agaasime Gurxan oo Sababay inuu Masuul reer Berbera ah ku Bedelo Masuul Maroodi-jeex ah…. Beelaha ay kasoo Jeedan Halkan kaga

0
393

Madaxdii Kastamka Berbera oo Xilalkii laga Qaaday iyo Aargoosigii Agaasime Gurxan oo Sababay inuu Masuul reer Berbera ah ku Bedelo Masuul Maroodi-jeex ah…. Beelaha ay kasoo Jeedan Halkan kaga Bogo…

Hargeysa(Ceelgardinews.com )- Agaasimaha Wasaarada Maaliyada Mr. Gurxan, oo ka Gilgilanaya Fadeexadii Todobaadyadii lasoo dhaafay u ka sameeyey Kastamka Magaalada Berbera, ayaa Xilalkii ka qaaday Maamulihii Kastamka Berbera iyo ku xigeenkiisii iyo weliba madaxa Barxada iyo ku xigeenkiisi.
Agaasime Gurxan qaabka uu isaggu Bedelay sadex kamid ah Masuuliyiinta waa hab-beeleed masuul kastana waxa uu booskiisi geeyey masuul la hayb ah.
Halka uu Maamulihii Kastamka oo dhalasho ahaan kasoo jeeda Gobolka Saaxil uu ku Bedelay masuul reer Maroodi-jeex ah.
Halkan hoose ka Akhri Magacyada Masuuliyiinta iyo Beelaha ay kasoo jeeda.
Mamulaha cusub ee Kastamka Berbera, sida aanu lu Helnay magaciisa waxa la yidhaahda Habane, dhalaasho ahaan Beesha Sacad Muuse.
Mamule ku xigenka Axmed Ismaaciil, arab.
Mamulaha barxada Habar-yoonis.
Ku- xigee barxada Baashe Cige habar jeclo.
Kuwasoo waa Masuuliyiinta Cusub iyo Beelaha ay kasoo jeedan. Halkan hoose ka Akhri Magacyada Masuuliyiinta la Bedelay iyo Beelahooda.
Mamulihii hore ee kastamka Cabdiraxman maxed ismacil ina ciro, ciise muuse.
Ku xigeen Maxamed Ismail Ina orge saynle, cabdale arab
Mamulaha Barxada Cali yuusuf ma dhafan habar yonis
Ku xigenka barxada Abdiqani khayre habar jeclo.
La soco qaybaha dambe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here