Madaxweynaha Somaliland Oo Maamulka Wasaarada Warfaafinta Wacyi galinta Ku Amray inay Baahiyaan Wararka Xukumadiisa lagu dhaliilay

0
358

 

Hargeysa (Ceelgardinews.com) Madaxweynaha somaliland muuse biixi cabdi ayaa la sheegay inuu todobaadkii hore maamulka wasaarada warfaafinta iyo wacyi galinta ku amray inay baahiyaan wararka lagu dhaliilayo xukumadiisa ,sidoo kalena xisbiyada mucaaridka ahi isticimaali karaan warbaahinta dawlada oo mid umada ka wada dhaxaysa ah .AMarkaa ka dib waxa maamulka wasaaradu soo sareen qoraalkan

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here