Madaxweyne Biixi Oo Kulamo Muhim Ah La Qaatay Madax Dhaqameedka G.Awdal

0
350
Boorama (CN)Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa xalay u hoyday Magaaladda Boorama
Isla xalay ayay kulan wadda qaateen Madaxwaynaha Madaxda dhaqanka Gobolka Awdal kaasi oo ahaa mid ay isku kaliyaysteen
Waxaanu warku intaa ku darayaa inay si wayn iskaga xog-waraysteen xaaladda guud ee Gobolka ,
Saaka Aroortii hore ayuu Madaxwaynuhu Kor-meer ku soo maray Xarumaha Badhasabka Dowlada hoose , Shirkada Adeega Biyaha “Shaba” iyo X.Wasaarada Maaliyada ,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here