Raysal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble Oo Booqday Cibitaalada Muqdisho

0
416

Muqdisho(CN)Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday qaar kamid ah Isbitaallada Dowladda, si uu ugu kuurgalo adeegyada caafimaad ee ay u fidiyaan bulshada Soomaaliyeed, maadaama Xukuumaddiisa ay ahmiyad gaar ah u leedahay soo celinta adeegyadii caafimaadka dadweynaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here