Maxamed Cali Xasan (Mire) Ayaa Maanta Ku Dhawaaqaya In uu Yahay Musharaxa U Taagan Golaha Wakiilada Kana Sharaxan Gobolka Sanaag

0
331

Berbera(Ceelgardinews.com)Musharaxa Maxamed Xasan Cali( Mire) Ayaa Maanta Soo Saaray warsaxafadded uu kagaga hadlaya Musharnimadiisa isagoo ku sugan Magaalada Berbera Ku Dhawaaqaya Inuuk a sharaxan yahay Golaha Wakiilada Somalialnd kana sharaxan yahay Gobolak Sanaag Doorashada la Filaayo in ka Qabsoonto Sanadka 2017
Waxaana Fariin U Diray Cuqaasha, Suldiinta, Beesha oo uu sheegay in ay Dhex u ahaadan cid kasta oo han siyaasadeed la timaada oo reerka ka mid aanay ku dhex milmin Dadkaas oo ay Dhexdhexaad u ahaadan Madaamada Cuqasha , Boqorada iyo Suldiintu ay sitaan Wax ka Dhexeeya Qofkasta oo reerka ah si ay dhex dhexaadnimada iyo midnimada Reerku u Jirto Waa in ay dhex ka ahaadan wax kasta oo reerka Dhexdiisa oo ah Qof Han siyaasadeed Yeesha
Waxaanana Fariin adag u dirayaa Tageerayaashada meelkasta oo ay joogan in ay ogaadan in aan u sharaxanahay Golaha Wakiilada Gobolka Sanaag sidaasina ula socdaan
Xisbiga aan iska sharax Doonaan Waa mid ka imina doono Halka ay Beeshu isku Raacdo Halkaas ayaan ka sharaxanahay
Cidkasta oo Madax Dhaqameedka Reerkan sharaf iyo Karaamo ayaan u hayaa
Dhaamaanteen Guul iyo Horumar ayaan inoo Rajayna yaa

Wabillaahi Towfiiqo
Maxamed Cali Xasan (Mire)
Musharaxa Golaha wakiilada Gobolka Sanaag

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here