Muuniraw Xaaraantii Aad Madaxtooyada Uga Bartay Inaad Dib Uheshaa Waa Baabacdaas Oo Timo Kasoo Baxaan W/Q Cabdirashiid Maxamed Yasin London Uk

0
310

Waxa Layaable Mudalab Hutelada garwaga iibiya ee Burco Ka shaqayn Jiray Inuu Nin waxbartay oo Naftiisa dhisay oo aanu gaadhayn kabihiisa uu Wax Ka sheego,

Aadan Xaaji Cali Axmed Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Maaha nin aad adiga oo jaahil ah oo naftaada dhisi kari waayay oo malafsiga xaaranta Ubartay inaad wax ka sheegto nin Proffesor ah oo ilaahay iyo Umadiisuba Qirayaan Inuu yahay shaqsi asluub iyo aqoon ilaahay siiyay oo muxtarim ah.

Waa la ogyahay Inuu Indhaha Kuu Jeexay Xirsi Gaabka Hantidii Umada dhacay ee Ku faana Inuu Yahay afartan Jir Afartan Milyan haysta oo xoolihii umada ah Isaga oo shan Kun oo dollar Kugu qoray myushaharka Tvga qaranka adiga oo Jaahil ah iyada oo wariyayaashii Kaa Mudnaa ee tvga qaranka joogayna ay qaadanayeen ka Ugu badani Bishii Konton Doolar Hab qabiiliya oo fool xuna uu xirsi Gaab kugu boobay hantidii Umada ee aanad xaqa ulahayn adoo Mudalab ah oo aan wax ka garanayn shaqada warbaahinta.

Muniir Waa wiil yar oo badaw ah oo taariikhdiisuna madawdahay oo kasoo shaqeeyay mukhaayadaha garawga lagu gado ee buro shaqadiisii uhoreysay waxa ay ahayd mukhaayad Ku Taala Suuq Bariga Burco inuu Mudalab aka ahaa isaga oo miisaantana masixi jira, taasi waa taa.

Muniir waxa uu Markii Danbe sariiraha gogli jiray sida Haweenka Hutelkka Barwaaqo ee burco ee Indha deero isaga oo liiti ah markaasuu Nin aanuy gaadhayn wax ka sheegayaa .

xaaraan bay Kaa Tahay inaad Lacag Danbe oo xaarana aad dalka ka qaadato adiga iyo Ka kusoo diraya ee Xirsi Gaabna dalka iyo dadkuba Waa idinka raysteen sigaara adiga waxa kaaga raystay shaqaalihii Wasarada Warfaafinta ee Sida sad Bursiga ah aad hortooda lacagta xaaraanta ah ugu qaadan Jirtay.

Waa la Ogyahay shaqadaad ka Haysay dalka Ingiriiskana iyo sidaa Ku tagtay ee aad ku kibirtay haweenayda aad guursatay ee Ku dhoofisay iyo inaad saxarada ka maydhi jirtay dad waayeelka ah ee gaboobay ee Cisbataalaka Lagu xananeeyo dalka Ingiriiska kadibna aad shaqo yar oo aanad aqoonteeda lahayn ka heshay hadhwanaagnews sidaasna aad wariyenimo aanad ehel u ahayn usheegtay.

Muuniraw waxaad Kamid Tahay Raga Boobka Qaawan Ka qeyb qaatay ee Lacago aanu Uqalmin iyo darajo aanu lahayn uu Xirsi Gaab Usameeyay ee Hadana Maanta doonaya inuu Boob Kale Dalka Ka gaysto adiga oo Xirsi gaab daba socda oo Xisbi kale kusoo gabanaya xaraanbay kaa tahay Inaad dalka Dib danbe Lacag aanad Uqalmin oo xaarana ka boobto.

Anigu Nin Reer Burco ahna waan ahay London waan Kula joogay shaqdaad Burco ka qaban Jirtay Iyo taad London ka qaban Jirtay Waan Ku garanayaa taariikhdaada oo Madawna waan soo bandhigayaa hadaad joogi weydo oo aad Gudoomiyaha Maxkam,ada sare iyo Masuyuliyiinta dawlada aad faraha kala bixi weydo.

 

 

 

Cabdirashiid Maxamed Yasin

London Uk

Rashka12@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here