Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Berbera iyo Gudi da Dhismaha Library ga Berbera ayaa Qado Sharaf u sameeyay Weftiga Ka socda Magaalada Turkuu,

0
344

Berbera (Ceelgardinews.com)   Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Berbera iyo Gudi da Dhismaha Library ga Berbera ayaa Qado Sharaf u sameeyay Weftiga Ka socda Magaalada Turkuu, Ee Wadanka Finland. Weftiga oo uu

 

13139280_1271919629502690_8004381293311808420_n (1)13177279_1271920096169310_2965466847043211878_n

Gudoominayo Gudoomiyaha Libraryga ugu wayn Wadanka Finland MR. Art, Oo ay we heli yaan Xildhibaan Roda Hassan iyo Dr. Mohamed Cirro ayaa Wadanka Socdaal Indho indhayn ah ku marayay Wadanka Gaar ahaan

13177486_1271919902835996_7759620642936929667_n 13177747_1271920422835944_7138333354331867240_n

Magaalada Berbera oo ah Goobta ay ka dhisayaan Library Caalami ah. Library-ga oo ay inaga a caawin ayaa dhismihiisa ayaa wuxuu ka danbeeyay Codsi uu Mayor ka Berbera Abdi Shakur hore uga dalbaday in ay ka Caawiyaan Dhismahaas Sidoo kale Xoghayihii Hore Ee fullinta D/Hoose ZUHAYB MAXMED CALI iyo Xildhibaanada Ay ugu horeeya an, Xildhiban Cabdirashid Berberatta iyoXildhiban Bidhiidh Berbera ayaa dadaalkaa badan iyaguna ka galay Library-ga as.

13179390_1271920012835985_3163510908543919960_n

Gudoomiyaha Gudi da Dhismaha Library-ga Berbera ‪#‎Cismaan‬ ‪#‎Xaashi‬ayaa uga Mahad celiyo weftiga Socdaa kooda iyo taageera dooda.