Ninka Gurigigiisu Quraarad Ka Samaysan Yahayow, Dadka Kale Inaad Shiido Maaha

0
262

Hargaysa (Ceelgardinews.com) Ninka Gurigigiisu Quraarad Ka Samaysan Yahayow, Dadka Kale Inaad Shiido Maaha

Xildhibaan Ibraahin Jaamac Cali Rayte oo kamida mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa dawlada jabuuti ugu baaqay inay ka jawaab cad ka bixiso sababta keentay in ciidamada jabuuti ay soo weeraraan ciidamada badda somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka