ooda kulmiye 1. Xeerku gacanta madaxweynaha ayuu ku dhacay

0
438

 

Dooda kulmiye 1. Xeerku gacanta madaxweynaha ayuu ku dhacay marka waa in gudoomiyaha barlamaanku faafiyo 2. Madaxweynuhu warqada lifaaqa ee u xeerka soo raaciyey wuxuu barlamaanka ka codsaday in lays wafajiyo sida Ay u qabsoomayan labada doorasho ee madaxtooyada oo ku beegan 13/11/2022 iyo ururada oo ku beegan 24/12/2022…labada doorasho mid waa distoori oo waa ta madaxtooyada midna xeer baa jideeyey oo waa ta ururada….

markay labada doorasho sidan oo kale isku beegman tee la qabanaya sharciyaan u eega ..nuxurka xeerka madaxweynuhu u gudbiyey barlamaanka sida ayuu u dhigna …3 qudbadii madaxweynuhu berbera ka sheegay waa ururada way furay yihiin oo labada gole iyo madaxweynaha saxeexay waana Sharci …4. Barlamaanku kulmiye tageersani waxay maxkamada sare ka dalbadeen tafsiir Sharci oo xeer 14 ah

….bal hadaba yaa fahmaaya dooda xisbiga kulmiye….?!! ….ugu danbeyn doodiina kulmiyow dadka u sharaxa oo iska dhaafa. …hadalada is burinayaa iyo muraanka wakhtiga luminaya ee ila meerayso…..arinka lagu muransan yahay waa ururada doorashadooda oo xeer jidaynaayo iyo doorashada madaxtooyada oo distoor jidaynaayo…

.qodobka 128 ee distoorka Somaliland farqadiisa labaad waxay sheegaysa distoorka ayaa ugu sareeye xeerarka dalka xeer kasta oo hor imanaya qodob distoori ah waa waxba kama jiraan …marka labada doorashada madaxtooyada ayaa Sharci noqonaysa oo distoori ah…

.halka doorashada ururada u xeer jidaynaayo….marka fasirada dharci maxkamaduna sida ayuu noqon doona hadii Ay si cadaalad ah u fasiraan dooda Sharci ee lagu muransan yahay……en

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here