Safiir Ku-xigeenka Somaliland U Fadhiya Dalka Itoobiya Oo Ka Hadlay Heshiis Ay Dhawaan Kala Saxeexdeen Labada Dawladood.

0
321
  1. Hargaysa (Ceelgardinews.com) Sidoo Kale Safiirku Wax Uu Is Dul Taagay Heshiis Dhawaan Ay Dawlada Itoobiya Iyo Xukuumada Somaliland Ku Dhex Maray Magaalada Debre Zeit Ee Dalka Itoobiya Isagoo Heshiiskaasi Ku Tilmaamay Mid Guul U Ah Guud Ahaanba Somalilanda Iyo Itoobiya Isagoo Carabka Ku Adkeeyaay In Ay Iyagu Heshiiskaasi Qayb Wayn Ka Qaateen, Sidoo Kalena Heshiiskaasi Ka Danbeeyaay Socodaal Ay Sanad Kii Hore Ku Tageen Xubno Ka Mid Aha Golaha Wasiirada Iyo Safiirka Itoobiya U Fadhiya Somaliland Dekeda Caalamigaaha Ee Magaalada Ber Bera Wax Uuna Yidhi””Safaaradahu Wax Ay Qayb Ka Yahiin Nidaamka DawladnimoSomaliland Waa Dal Gabi Ahaanba Buuxiyaay Shuruudahii Dawlad NimoSafaaradani Wax Ay Ka Masuul Tahay GuudAhaanba Dawlada Somsliland Wax Ayna Baxisaa Adeegyada Bulshada Reer Somaliland Uga Baahan Tahay Ee Dalka Itoobiya Kaga Xidhan Wax Ayna Siisa Ajaanibka Dalka Galaaya Vise Ma Jirto Suuro Galna Ma Noqoto Inuu Qof Ajaanib Ahi Dalkeena Galo Ilaa Uu Soo Qaato Vise Uu Ka Qaato Safaarada Itoobiya Waxii Ka Tagaya Dalka ItoobiyaDhinaca Kale Wax Uu Amb.Ayaanle Salaad Uu Shaaca Ka Qaaday Doorkii Ay Ka QaatenHeshiiska Somaliland Iyo Itoobiya Ku Dhex Maray MagaaladaDebre Zeit Ee Dalka Itoobiya”Heshiisku Wax Uu Ahaa Mid Guul Ah Wax Uuna Guul U Ahaa Guud Ahaanba ShacabkaSomaliland Iyo Dawlada Itoobiya Wax Aan Aad U Bogaadinayaa Heshiiskaasi Wax Uuna U Dhacay Si Xasi Loon Runtii Heshiidkan Wax Aanu Dabada Ka RiixaynayMudo Ku Dhaw Sanad Hadaanu Nahay Masuuliyiinta Safaarada Somaliland Ku Leedahay Addis Abaab”Sidoo Kale Wax Uu Amb.Ayaanle Saalad Uu Hambaliyeeyay Go.Aanka Madax Waynahu Ku Hakiyaay Diwaan Galinta Wax Uuna Yidhi”Runtii Markaan Maqlay Madax Waynahu Waa Hakiyaay Diwaan Galintii Abaarta Dalka Ka Jirta Awgeed Waan Ku Farxay Go.Aanka Madax Waynahu Gaadhayna WaaKu Sax San Yahay Waayo Dalkan Iyo Dadkan Isagaa Xilka Saaran Yahay Masuulka Ugu Sareeyana Waa Madax WaynahaUgu Danbayntii Wax Uu Amb.Ayaanle Salaad Uu Dhamaanba Umada Islaamka IyoDadka Abaarahu Asiibeen Ilaahay U Waydiiyaay Inuu Nimcadiisa Ku Shubo Dhibaatada Dadkaadi Haysana Ka Kor Qaado Isagoo Dhinaca Kalena Ku Amaanay Isku Shaadhaynta Iyo Isku Badalka Uu Habeenkii Xalay Ahaa Uu Ku Sameeyaay Golaha Wasiirada Iyo GudoomiyaayashaGobolada Dalka Qaybo Ka Mid Ah madax Waynaha Somaliland Mudane Ahmed ilaanyo Wax Uuna Hadalkiisu U Dhignaa Sida Tan” Ilaahay Wax Aynu H Waydiinaynaa Inuu Dadkaa Abaartu Asiibtay Inuu Ilaahay Ka Jor Qaado Wax Aan Ilaahay U Waydiinayaa Inuu Nimcadiisa Ku Shubo” Waxaan Sidoo Kale Soo Dhawaynayaa Isku Shaadhaynta Xilka Qaadista Iyo Isku Badalka Madax Waynahu Habeenki Xalay Ahaa Ku Sameeyaay Xukuumada Waana Sunaha Dawladanimo In Qof Xil Laga QaadoMasuul Kalena Loo Magacaabo