Shir Gudoonka Goleyaasha Guurtida Iyo Wakiilada Oo Shaaciyey Fadhi Uu Madaxweynuhu Ku Hor Imanayo Labada Gole

0
369

Hargeysa(Ceelgardinews.com):-madaxweynaha jamhuuriyada somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa qorshaynaya inuu hor yimaado fadhi wada jir ah oo ay yeelan doonana goleyaasha wakiilada iyo guurtidu.

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa maalinta bari ah hor imanaya fadhiga labada gole, kaas oo jeedin doona khudbad sanadeedkii 2018-ka oo aanu ilaa hada jeedin.

Shirgudoonka labada gole ee wakiilada iyo guurtida oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa mudanayaasha labada aqal ku war geliyey inay ka soo xaadiraan fadhiga maalinta bari dhici doono, kaas oo uu hor iman doono madaxweyne Muuse Biixi Cabdi isla markaana uu jeedin doono khudbad sanadeedkii 2018-ka.

Gudoomiyaha golaha wakiilada Md Baashe Maxamed Faarax

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here