Shir Lagu Inqilaabayey Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Saaxil

0
326

Berbera (Ceelgardinews.com)Shir lagu inqilaabayey Gudoomiyaha garabka dhalinyarada x.kulmiye ee G.Saaxil, laguna doortey mid cusub oo galabnimadii arbacdey ka dhacey xafiiska xisbiga ee magaalada Berbera shirkan oo hotmuud ahaa isuduwaha dhalinyarada iyo ciyaaraha G.saaxil Shaafici Jaamac Aadan oo ku fashilmay shaqadiisi wasaarada ciyaaraha, wax kale iskadaaye wuxuu ku fashilmay ku dhawaad 20 sanno oo uu hayey jagadan in uu xafiis u sameeyo. shirkan mijaxaabinta ahaa ee lagu weeraray booskii gudoomiyaha dhalinyarada xisbiga kulmiye ee gobolka Saaxil Mr. Deeq gadhle oo booskan ugu magacwnaa mudo dheer xisbiga ayaan lagarnayn sababta uu weerarka qaawan ugu soo qaadey isuduwaha 50-jirka ah ee shaqadiisiba ku fashilmay isagoo garab ka helaya gudoomiyaha xisbigavkulmiye ee Gobolka saaxil Mr.Halac dhagoole. gudoomiyaha shirkan macmalka ah lagu doortey oo lagu magacaabo Cumar cabdi cumar ( cumar ka shubey) oo ah wiil dhawaan yimid magaalada oo aan aad uga dheragsaneyn taba qarsoon iyo iska horkeen ka dhalinyarada ee uu ku caan baxey Mr.shaafici arintan ayaa hadii aanu wax ka qaban hogaanka sare ee xisbigu u horseedi doonta burbur ku yimaada taageeruasha gobolka ee xisboga, laguna doortey mid cusub oo galabnimadii arbacdey ka dhacey xafiiska xisbiga ee magaalada Berbera shirkan oo hotmuud ahaa isuduwaha dhalinyarada iyo ciyaaraha G.saaxil Shaafici Jaamac Aadan oo ku fashilmay shaqadiisi wasaarada ciyaaraha, wax kale iskadaaye wuxuu ku fashilmay ku dhawaad 20 sanno oo uu hayey jagadan in uu xafiis u sameeyo. shirkan mijaxaabinta ahaa ee lagu weeraray booskii gudoomiyaha dhalinyarada xisbiga kulmiye ee gobolka Saaxil Mr. Deeq gadhle oo booskan ugu magacwnaa mudo dheer xisbiga ayaan lagarnayn sababta uu weerarka qaawan ugu soo qaadey isuduwaha 50-jirka ah ee shaqadiisiba ku fashilmay isagoo garab ka helaya gudoomiyaha xisbigavkulmiye ee Gobolka saaxil Mr.Halac dhagoole. gudoomiyaha shirkan macmalka ah lagu doortey oo lagu magacaabo Cumar cabdi cumar ( cumar ka shubey) oo ah wiil dhawaan yimid magaalada oo aan aad uga dheragsaneyn taba qarsoon iyo iska horkeen ka dhalinyarada ee uu ku caan baxey Mr.shaafici arintan ayaa hadii aanu wax ka qaban hogaanka sare ee xisbigu u horseedi doonta burbur ku yimaada taageeruasha gobolka ee xisboga

Axmed Guure Farax

Berbera somalialnd