Siilaayo Oo Beeshiisu Ku Tacab Khasaartey

0
461
Waxuu Berbera uga soo diciyo daayoo isagii baa Awal u sii adeegey oo reerkii xuurtada ku haystey Berbera ugu sii badiyey xilalkii hore.

Asw shacabka reer somaliland.Siilaanyo oo beeshiisu ku khasaartey tacab badan iyo 8 sano mucaaridnimo ka dib. Waxay maalkoodii naftoodii u hureen sidii Siilaanyo u ga dhigi lahaayeen madaxweyne.

Waxaa ugu weynaa oo hj u doorteen Siilaayo sidii xaqoodii maamulka berbera ugu soo dhicinlahaa.

Waxuu Berbera uga soo diciyo daayoo isagii baa Awal u sii adeegey oo reerkii xuurtada ku haystey Berbera ugu sii badiyey xilalkii hore.

hargeysana waxii somaliland wadalhayd gacanta saarey qoladii galbeedka hargeysa sida wasaaradii, aagaasimayaashii,iyo shaqooyinkii dalkoodhan.

Muuse biixi si arinmahaa loo fahmin isaga iyo beeshiisu waxay cay iyo afxumo u dhameeyeen hj iyo dawladii. Muuse biixii waxuu kale u Sameystry dawladii

rag wada awala oo labaxay madasha wadatashiga. Miyaad hadal ka maaqasheen sidii loogu wareejiyey muuse bixi xisbiga
kulmiye.

Waxay hada marayaan Berbeta qolaa hore looga saarey hadana hj ayaa loo ga dhameeyey marhadii macadaadkii ceel gerde rag libaaxyo oo ali xoor xoor soo dirat gubeen. Guushiina aad yar Betbera la hurdaan.taasoo hj ku ah ceeb weligeed hadheyn hadaba ciise muuse gabay kasoo tiriyeen.

Siilaayo waxaa ku qasaarey hj iyo reer beri oo dhan. Marhaduu reer keliya khayraadkii wadanka mucaawinoiyinkii iyo cashuurtii wadankaba kooti igu xighey.maxaa loo furi waayey madaarkii Burcoo? Maxaa cashuurtii burco xoolaha lagu cashuuri jirey loogu wareejiyee Berbera?
burcoo waxay siilaayo ay ka dhameeyeen in noqoto meel madow oo reer huun biilka loogu diro.
Jawaabtu dhaqaale curyaamin gobolada beri si hadhow marka dadka bariga foqorku ku bato.awala dhaqaalaa wadanka wada yeesho.ay hadhow codkooda 2 dollar ku iibsadaan.wataa waxa qarsoonee awal wadaa.xasuuso wadadii ceerigaabo weydiideene.oo boqol dhashuush bay ku fureene.

Hadaba maxaa xala?

1.waa inaan muuse bixii soo bixin
2. xaga dhaqaalahay inaga
mareene aynu xaga dhaqaala ka maraa shaqooyinka iyo mashaariicda kala dagaalanaa.
3. Waa inaan raga biyaa lacabey wasiirada iyo wakiilda inoogu kira budhaynaa oo bedelaa kii degaankii laga soo doortey aan wax usoo qabon xaqana inoo soo dhicin.

4.in xagga war baahinta ayaa laynugu dhaafee.oo waxaa halkaa dhigey reer bari waa dhalinteenii oo laga badiyey saxaafadii.ay dhintu dabagaan dawlawdu meeshay mariso miisaaniyada loo soman yahay
Waa inney xildhibaab walba daba galaan waxu usoo qabtey meeshii laga soo doortey iyo wasiirkaba.muuse saleebaan <muuse_saleebaan@yahoo.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here