Siyaasadda Xukuumada Muuse Biixi waa in ay qayb way ka noqoto sababaha qiimo korodhka shidaalka, meceeshada iyo guud

0
310

 

” Siyaasadda Xukuumada Muuse Biixi waa in ay qayb way ka noqoto sababaha qiimo korodhka shidaalka, meceeshada iyo guud ahaan abuurida jawi ganacsi oo ay ku macaashaan dad gaar ahi.

Dadkaas oo aan ka fogayn madaxtooyadda dalka. Qiime korodhka shidaalka aduunka foodsaaro loogama dhigan karo kootadda dadban ee shirkada Trifagura loogu xidhay soo-dejinta shidaalka oo iyada lafteeduna ka mid ah sababaha qiime korodhka Shidaalka. ”

Xoghayaha Ganacsiga ee Xisbiga WADDANI Mudane Xamse Cabdiraxmaan Khayre

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here