SOO JEEDIN “XAL”, cid kasta oo ay khusayso

0
538

SOO JEEDIN “XAL”, cid kasta oo ay khusayso

**In wadooyinka laynagu sameeyo goobo ay ku diyaar yihiin qalabka dab la dagaalanka si dhakhso ah loo isticmaalo.

Waxa muddo bil gudeheed ah gubtay oo dab qabsaday 20 meheradood, iyadoo dadkii lahaa ay ka gubteen hantidii goobtaa ku sugnayd.

Waxa ay ahayd 15 jun markii sagaal(9) meheradood ku gubteen magaalada, isla maanta oo bishu tahay 22 july, waxa hadana gubtay kow iyo toban(11) oo sidoo kale ahaa goobo ganacsi.

“Xal”
1. In wadooyinka laynagu sameeyo goobo ay ku diyaar yihiin qalabka dab la dagaalanka si si dhakhso ah loo isticmaalo
2. Iyadoo qadarku qoran yahay, hadana waxa muhima in la baadho waxa sababay.
2. Saddex waa in dadkaa masiibadu ku dhacday dawladu u celisaa dhaqaale ay ku soo kabtaan.

Founder and CEO of
#BADBAADO #LIFEGUARD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here