Ururka Daa’uud Foundation Oo Qalab Dhisme Ku Wareejiyay Maamulka Degmadda Sallaxley + Sawiro

0
540

 

 

Hargeysa(CN)Ururka Daa’uud Foundation Oo Ah Urur Dhaliyaro Ah Ayaa Maanta Masuulinta Degmadda Sallaxley Ku Wareejiayay 250 Xabo Oo Ah Siliga Guryaha Lagu Dhisto Iyo Masaabiirtiisii.

No description available.No description available.No description available.No description available.

Waxaana Ugu Horeyn Halkaa Ka Hadley Sharmaake Oo Ka Mid Ah Ururka Daa’uud Foundation Waxaanu Sheegay In Maalintii Masiibadu Duufaantu Dhacdayba Ay Yimaadeen Degmadda Sallaxley Si Ay U Kormeeraan Dhibaatada Soo Gaadhay Dadka Ku Nool Degmadda Sallaxley Iyo Waxay U Baahanyihiin, Sida oo Kale Sharmaake Waxa Sheegay In Ka Urur Ahaan Markay Ay Dib Iskugu Noqdeen Ay Isla Qaateen Mar Hadii Jiingado Iyo Sibad La Keenay Degmadda Ay Iyagu Ka Urur Ahaan Ay Garteen In Baahi Loo Qabo In La Keeno Siliga Iyo Masaabiirtiisa Waxaanu Sharmaake Halkaa Ku Wareejiyay Qalabkii Dhime Ee Ay Sideen.

No description available.

No description available.

Gudoomiyaha Degmadda Sallaxley Mudane Shiine Oo Ururka Daa’uud Foundation Kala Wareegay Qalabka Dhimaha ee Iskugu Jira Siliga Iyo Masaabiirta oo Madasha Ka Jeediyay Hadal Kooban Ayaa Tilmaamey In Ururka Daa’uud Ay Garteen In Hadii Jiingadii Iyo Sibadhkiiba Yaalo Ay Iganu Keenaa Siligii iyo Masaabiirtiisa Waana Qalab Dhime Oo Muhim Gudoomiye Shiine ayaa mahad iyo bogaadin u jeediyay Ururka Daa’uud Foundation Alle Uga Baryay Halkay ka Soo Saareen in Mid Ka Khayr Badan Ugu Badalo.

 

No description available.

Ugu Maayarka Degmadda Sallaxley Ayaa Sheegay in Ka Degmo ahaan Ay Soo Dhawaeynayaan Cid Kasta Oo Wax au Tarayda Dadka Dhibaatadu ka Soo Gaadhay Duufaantii ku Dhufatay Degmadda Sallaxley.

No description available.

No description available.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here