Waa Kuma Mareeyaha Cusub Ee Loo Soo Magacaabay Wakaalada Biyaha Berbera

0
331

Waa Kuma Mareeyaha Cusub Ee Loo Soo Magacaabay Wakaalada Biyaha Berbera

Berbera (Ceelgardinews.com)  Wasiirka wasaarada biyaha somaliland Xuseen Cabdi Boos Ayaa Mareeye cusub u soo magacaabay wakaalada Biyaha Berbera Bare Sare Axmed Aadan Ismaciil waxaana lagu soo magacaabay wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka biyaha somaliland halka xilkii laga qaaday mareyihii wakaalada biyaha berbera kayd cabdilaahi xandule

Hadaba waxa  Shabakada ceelgardinews.com idiin soo gudbinaysaa Taariikh Nololedkii  mareeyaha cusub Iyo Heerkiisa Waxbarasho

Amxed Aadan Ismaacil waxa uu ku dhashay magaalada burco inta badan waxa barashadiisi dugsiga hoose .Dhexe Iyo Sare ku soo qaatay magaalo madaxda togdheer ee burco

Dugsigiisi sare waxa uu ka baxay SHeekh bashiir 2002- 2003

intaa ka dib waxa uu u gudbay magaalada hargaysa

First degree IT Horn University 2010

Postgraduate Business online keyna  university  2012

Project Management (M.B.A)online  Open University of Malaysia 2014 

2011 up to now Dean of technology Golis University berbera compus  

Waxa kale oo khibarado dheraada lee yahay N.G.O ToT (Training Of Taring )

Mareeyaha cusub ayaa ah nin dhalinyaro ah oo bulshada gobolka saaxil saamayn wayn ku leh ahna nin inta badan raali ka yihiin

Ceelgardinews.com

Berbera office

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here