War Deg Deg Ah : Cabdiqani Maxed Faarax Ayaa Hada Dib Loo Xidhay Oo Maalintii Shalay Xoraydiisa Lo soo Celiyay

0
305

Hargaysa (Ceelgardinews.com) War Deg Deg Ah : Cabdiqani Maxed Faarax Ayaa Hada Dib Loo Xidhay Isgoo laga qabtay maqaaxida loo yaqaan yuuyanka magaalada Hargaysa Oo Maalintii Shalay Xoraydiisa Lo soo Celiyay Markii Wax Dabi ah oo galay saldhiga dhexe magaalada hargaysa ku waayay Cabdiqani maxed faarax ayaa ilaa iminka la garaynin cida amarka xadhigiisa ka danbaysa ee dib u qabashada

cabdiqni maxed faarax waxa uu ka mid yahay dhalinyarada ururka muwaafaqo ee ka soo jeeda gobolka saaxil ee xukumda somaliland maalintii todobaad ugu xidhan saldhiga dhexe magaalad hargaysa iyagoo la garan la yahay dabiga ay galeen