War Deg Deg Ah Guddomiyaha Dalada Dhalinyarada Somaliland Ee Sonyo Loo Doortay Cabdi Casiis Siciid Saalax Halkan Ka Akhri Tirada Codka Uu Helay

0
287

Hargaysa (Ceelgardinews.com)  Shirwaynihii 8Aad Ee Dalada Heer Qaran Dhalinyarada Somaliland Sonyo Oo Maalintii shalay ka furmay Hotel Ambasator Ayaa waxa ka soo qayb galay guud ahaan ururada daladaasi ka mid ah ee isaga kala yimi gobolada somaliland. waxaana daladaasi loo doortay

Guddomiyaha Dalada Dhalinyarada Somaliland Ee Sonyo hogaamin doontana saddexada sano ee soo socda Cabdi Casiis Siciid Saalax waxaanu helay cod dhan 125 qof waxa kale oo la doortay 19 xubnood oo ah gudida fulinta daladaasi sonyo

waxaana shabakada wararka ceelgardinews.com goob joogaal ku sugnaa goobtaasi u xaqiijijen inaan cid la tartamin cabdi casiis siciid saalax