War Deg Deg Ah Inalilah Wa Ina ilayhi Rajacuun Siyaasi Cismaan Cabdilaahi Cigaal (Cismaan Hindi )

0
297

Inalilah Wa Ina ilayhi Rajacuun Wa Kulu nafsun Daaiqatul Mawt waxaa goor dhawayd 11:40 daqiiqo wakhtiga UK ama 01:40 daqiiqo wakhtiga Hargeysa ku geeriyooday magaaladda London oo xaqii u yimid Cismaan Cabdilaahi Cigaal Yuusuf.(hindi)