War Deg Deg Ah Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Iyo Wasaiirka Arimaha Dibada Oo Maalinta Bari Ah Muruq Maalka La Kulmi Doona + Sababaha Kulankaasi Daaran Yahay

0
462

Berbera (Ceelgardinews.com) War Deg Deg Ah Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud xaashi  Cabdi Iyo Wasaiirka Arimaha Dibada Sacad Cali Shire iyo Xubno kale  Aan Ilaa Iminka la aqoon ayaa la filayaa in    Maalinta Bari Ah Muruq Maalka Dekeda berbera  La Kulmi Doona . Kulankaasi oo ka dhici doona xarunta Madaxtooyada Berbera .

Kulanaasi maalinta bari ah xubaha wasiirkada ah iyo muruqmaalka dhexmari doona ayaa la sheegyaa inuu laga wada hadli doono sidii xukumadu ugu soo bandhi lahayd wareejinta dekeda berbera muruq maalkan ugu qancin lahayd arintaasi

balse muruqmaalka dekea berbera ayaa arintaasi ka feejigan iygaoo wararka muruqmaalka dekeda berbera shabakada wararka ceelgardinews,com ka helayasaa ay sheegayaan in garnqsi adag la gali donaan xubnaha ka socda xukumada  inkasoo qaybo ka mid ah muruq maalka dekeda berbera ee loo yaqaan Safan Dooranka lacag dayn ah oo badan u sheega  oo ka badan laban laab ta xukumadu la sheegay in dekeda lagu maalgalinaayo .taas oo ah arinta sla sheegay In D.P WORLD ka maagta dib u dhacan ku keentay

xarunta madaxtoyada berbera  ee maalinta bari ah kulankani ka dhici doono waxa ku sugan ciidankii ugu tirada badnaa ee gobolka saaxil oo gaadha intii rabshadu ka bilaameen .wixii warar ah ee intaasi ka soo kordha wararkayaga danbe kula soco

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here