War Deg Deg . Boqor Bad Madow Oo Loo Ciidanku Gurigiisa Kala Baxeen

0
255

Hargaysa (Ceelgardinews.com)  boqor bad-madaw oo maanta laga qafaashay gurigiisa oo ku yaala xaafada gol-jano ee magalada harageysa waxa uu ku xidhan yahay xarunta dambi baadhista ee CIDda
Ilaa Hada Lama Hayo War Sugan Oo Xadhigiisa Laxidhiidha Iyo arinta Lagu Xidhay Toona.

imagesimages

 

Wixii War ah ee ka soo kordha xadhiga boqor badmadow kala soco shabakada wararka Ee Ceelgardinews.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here