Warbixintii Bisha Cas ay ka bixisay Cusbitaalka Guud ee Burco tirada qof ee shiban biyoodku soo risay gobolka la galiyay xaalad xaalad deg deg ah .

0
373

Warbixintii Bisha Cas ay ka bixisay Cusbitaalka Guud ee Burco.

Illaa hadda waxaa u soo dhacay cudurka shubanka 2736 . Maalintii waxaa soo dhaca 140 qof, ku talagalka cusbitaalku wuxuu ahaa 60 qof maalintii in la qaabilo, halka ay iminka qaabilayaan 140 qof maalintii oo ah labo-laab tiradii lagu talo galay.

Guddoomiyaha Bisha Cas Dr Axmed Cabdi Bakaal.. Waxa uu sheegay, in uu arkay wax badan oo uu ka naxay, wuxuu u soo jeediyey baaq Wasaaradda Caafimaadka iyo hay’daha dalka jooga, in aan arrinka lagu eegin oo qudha Bisha Cas ee wasaaradu amar siiso hay’adaha kale.

#Burco