Wasiirka Wasaradda Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Oo Agaasimaha Gobolada Bariga U Magacoday

0
241

Hargaysa (Ceelgardinews.com) Wasiirka Wasarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Mudani Cali Maxamud Axmed Cali Sandule Waxa Uu Agaasimaha Gobolada Bariga Somaliland Ee Wasarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Umagacaabay Marwo Sahra Maxmed Xuseen Oo Ka Mid Ahayd Shaqalaha Wasarada Ee Gobolka Togdheer,
Marwo Sahra Maxmed Xuseen Ayaa Waxa Ay Ka Mid Ahayd Haweenki La Soo Halgamay Xisbiga Kulmiye Isla Markana Olale Baladhan Ugalay Sidii Uu Kursiga Dalka Uu Ku Hanan Lahaa Madaxwayanha Hada Hogaamiya Ee Madaxwayne Axmed Maxamud Silaanyo,
Xilkan Cusub Ee Loo Magacaabay Maarwo Sahra Maxmed Xuseen Ayaa Noqnaysa Gabadhi Kowaad Ee Xilkaasi Lasoo Magacaabo Tan Iyo Intii Dalka Somaliland Lasoo Noqotay Gooni Iskutaageeda Waxana La Filayaa In Maamalha Soosota Lasamayn Doono Munasdibad Baladhan Oo Lagu Soo Dhawaynayo Xilkan Cusub Ee Lasoo Magacaabay Marso Sahra Maxmed Xuseen,

1625790_945955845487498_6673352662327541926_n

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here