Xisbiga kulmiye waa laga gacan saraynayaa Dorashooyinka wakiilada iyo Degaanka

0
578

Waxa Muuqata Ifafaalaha In Laga Huleelayo Xisbigii Kulmiye Markaad Eegto Baaqyada Iska Soo Daba Dhacaya Ee Beelahii Iyo Shakhsiyaadkii Taageeri Jiray Kulmiye Kasoo Baxaya Waxa Muuqata Doorashadani Haday Dhacdo Inuu Noqonayo Xisbiga Ugu Kuraasta yar Baarkamaan Iyo Degaanba Waxa muuqata in Labada xisbi Mucaarid Ka kuraas Badanayaan Aqlbiyada Baaramaanka Iyo Maamulkiisana La Wareegayaan Maaha Arinkani Mid Cusub Xisbigii Udub Ayeey Tanoo Kaloo Ku Dhacday Isagoo Xisbul Xaakim Ah Tusaale Berbera Baaramaanka Waxaa Uga Soo Baxay Udub 4 afar XILDHIBAAN ucud 4 XILDHIBAAN Kulmiye 2 XILDHIBAAN Markay Labadii Xisbi Mucaarid isku Darsadeen Ee Kulmiye Iyo Ucud Waxay Udub Kala Wareegeen Hogaaminta Baaramaanka Oo ay Kusoo Baxeen Cirro Gudoomiye Samaale Ku xigeen Iyo Baashe Xigeenka Labaad Waxa Muuqata iN Maantana Aqlbiyada XILDHIBAANada Ay Noqonayso Labada Xisbi Mucaarid
WABILAAHI tawfiiq ilaahow siduu khayrku kujiro na garansii

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here