Xukumada siilaanyo oo bilowday cabudhinta saxafada iyo aragtida dadweynaha oo maantana xabsiga utaxaabtay

0
339
Xukumada siilaanyo oo bilowday cabudhinta saxafada iyo aragtida dadweynaha oo maantana xabsiga u taxaabtay siyaasi sabeeban siciid cumar Xadhiga lagu kacay siyaasi saleeban siciid cumar ayaa ka dambeeyey amar ka soo baxay marwada madaxweynaha somaliland ee Aamina waris oo ka cadhootay maqaalo u siyaasigu ka qoray deegaanka ay marwadu ka soo jeedo ee degmada Laasgeel taas oo u gacan yaraheeda u qaabilsan deegaanka mustafe Ibraahin jabiye( kaalay aynu fadhtanee)
14409021_1154567491273426_41462404_n
iyo koox u wataa ka qafaasheen badhtamaha caasimada Hargeysa taas oo ay sheegeen ehelada siyaasiga inuu wakhtiga ku xidhan yahay xarunta (C.I.D) arinta ay marwadu kula kacday siyaasigan ayaa ah mid ka hor imayso nidaanka iyo sharciga u yaal dalka oo ay bulshadu u madax banaan tahay aragtida iyo xoriyatul qawlka inuu qof dhiiban karo arin ku salaysan kolba arimaha ka taagan dalka ,
Aniga oo ku hadalay afkagga iyo inta jecel xoriyada madaxbanani saxafada Somaliland iyo aragtida dadweynaha waa ina laga hor tago xadhiga xaq darada iyo cago juglaynta ay xukumada wakhtigee dhaamadka yahay kula kacayso haldoorka iyo aqoonyahan, siyaasiyiinta u ka mid yahay Engineer sabeeban siciid cumar,waxaana ugu baaqay madaxweynaha jsl Axmed siilaanyo inuu siyaasiga xadhiga xaqdarad kula kacday marwadiisu u xoriyadiisa u soo celiso Qalinkii : Warsan ahmed Email:colow101@gmail.com Uk /Bristol

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here