Zidane Oo War Farxad Leh Ka Helay Xarunta Tababarka Ee Kooxdiisa, Karim Benzema Iyo Sergio Ramos Oo Diyaar U Ah Kulanka Xiga Ee Ay La Leeyihiin Real Betis

0
467

Real Madrid ayaa war farxad leh ka heshay xarunta tababarka kooxda ee Cuidad Real Madrid kadib markii ay tababarka buuxa ee kooxda ku soo wada laabteen xidigii dhawaan dhaawaca looga saaray kulankii ay guusha ka gaareen Sporting ee Karim Benzema iyo kabtanka kulankaas dhaawaca ku seegay ee Sergio Ramos kuwaasoo labadaba diyaar u ah safashada kulanka ay ka hortagayaan Real Betis.

Real Madrid Trainging

Karim ayaa la filayay inuu ugu yaraan seegi doono kulanka ay Los Blancos u safreyso Betis laakin wuxuu cadeeyay inuusan qabin wax dhaawac ah isagoo si toos ah ugu soo laabtay tababrkii shalay ee kooxdiisa si lamid ah Ramos oo maalmo ku soo qaatay qolka jirdhiska ee GYM-ka loo yaqaano.

Macalin Zinedine Zidane ayaa jahwareer madaxa u roon ku laabanaya kulankanka todobaadka dhamaadkaan ay la leeyihiin wiilasha macalin Bento markaasoo uu ku qasbanaan doono kala doorashada Raphael Varane iyo Pepe kii uu la mataaneyn lahaa daafaca Andalusian-ka ah.

Kaliya Gareth Bale ayaa ka maqnaa tabaabrkii ka dhacay Ciudad Real Madrid kaasoo uu Zidane ugu yeeray wiilasha ka tirsan Castilla ee Martin Odegaard iyo Marcos

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here