Cabdirashiid Xasan Mataan Oo Xilkii Loo Magacaabay Oo Qiil U Sameeyay .Oo Bulshadu Hore Ugu Qiimasyay Xil Qudhuusi

0
253

Hargaysa (Ceelgardinews.comSiyaasiga C.rashiid Xasan Mataan oo dhawaan Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro u Magacaabay Afhayeenka Xisbiga Waddani ayaa Markii Kowaad ka hadlay Xilka loo igmaday. C.rashiid Xasan Mataan Wuxuu sheegay in aanu fulin hadal ka soo yeedhay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Cismaan C.laahi Saxardiid Caddani oo Balanqaaday in Xisbiyada Mucaaridku ay doorkooda ku leeyihiin ka qayb qaadashada Warbaahinta qaranka ee uu Maamulo.

Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here