Guddida Nabadda Qaranka oo mudooyinkii ugu dambeeyey ka shaqaynayey isku soo dhaweynta walaalaha wada daga deegaannada Awdal iyo selel ayaa ka dhacay magaalooyinka Boorama iyo Hargeysa.
Kulammada ay guddida Nabadda Qaranku la qaateen labada dhinac ayaa mid kastaaba sheegay in ay qaateen xabad joojin iyo nabad.
Kulamadii u dambeeyey ee madaxweynaha ay isla qaateen waxaa hoosta lagaga xariiqay in nabadda si buuxda loo qaato.

















