TOLLOOW HADDII DADKU MADHO MA BUURTA GACAN-LIBAAX BAA U CODAYN DOONTA XISBIGA WADDANI?

0
236

Hargaysa (Ceelgardinews.com) Sida aynu wada ognahy dalkeena soomaliland waxa ku habsatay abaar halis ah,oo dad iyo xoolaba madhin karta,hadii aan naxariista eebe soo dagdagin. Arintaasi waxay keentay ugu horaynba madaxwaynaha jamhuuriyada soomaliland mudane

ahmed Mohamed maxamuud siilanyo in uu ka danqaday xaaladda adag ee uu miyigeenii ku suganyahay beeralay iyo xoolo dhaqataba, kadibna uu isugu yeedhay haayadaha sare ee talada dalku ka go,do,sida guurtida,wakiilada,sadexxda xisbi qaran iyo komishinka doorashooyinka. Markii xaaladahaa la qiimeeyay ee dhanwalba si cilmiyaysan looga darsay,waxaaa laysla gartay diwaangalinta in la hakiyo iayadoo loo qabtay mudo gaaban halkeediina la galiyay gurmad lagu badbaadinayo dadka iyo xoolaha. Hadaba waxa lays waydiinayaa sababta xisbiga WADDANI uu kaligii uga soo hor jeedsaday go’aankaas qiimaha leh ee aakhiro iyo aduunkaba u wanaagsan.              Hadaynu jawaabta xagga ciwaanka ka doono waxa la yidhi: buuraha soomaalida  badhkood dadka ay isku deegaanka yihiin way is af yaqaanan waliba adeegyo ayay dadka u qabtaan sida buurta (maarmaar). Bal aynnu is waydiino eh xisbiga WADDANI haduu doorasho doonayo dadkii dooran lahaana in abaarta laga badbaadiyo aanuu oggolayn soo uma malayno buurtagacan libaax   in ay ku tidhi (dhagaxayga badanbaa kuu codayn doona   e’ adigu wakhtiga diiwangalinta uun in aan waxba iska badalin ku mitit,dad iyo xoolo wixii baaba’ayana dhag haw dhigin anigaa kuu noole).

Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Maaliyadda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here